FAQ

Su’aal miyaad qabtaa?
Waxaan kaa caawinaynaa inaan kaaga jawaabno su’aalaha la xidhiidha badeecada solarka ee aan iibino. Su’aalaha badanaa la is waydiiyo waxaa ka mid ah:-
-
Ka waran hadaan badeeco idinka iibsado oon fikirkayga badalo ma la ii celinayaa?
Dhibaato ma jiryo! Waxaan ku kalsoon nahay inaad jeclaan doonto badeecadeena. Hadii ay si kale noqotana waxaan damaan ka nahay inaan 14 maalmood kuu celin karno hadaad is badasho.
-
Badeecadiinu bii’ada wax saamayn ah ma ku leedahay?
Waa hubaal in badeecada aan iibino 100% ay tahay tamar cagaaran.
-
Qiimo dhimis ma samaysaan?
Wakhti xaadirkan waxaan ku hawlanahay sidii aan u samayn lahayn coupons dadka u saamaxaya in alaabta ay iibsanayaan ay ku helaan qiimo dhimis. Si aad noola socoto ku soo biir bahda QoraxMaal oo rukumo ogaysiiskana adigoo buuxinaya foomkan – join our newsletter si aad xaaladaha soo kordha ula socoto.