Home of Solar Energy

Services

Damaanada QoraxMaal/Our Guarantee

Waxaan damaan ka nahay inaan badalno ama aan kuu celino lacagtaadii hadii qalabku ku xumaado muddo bil ah ama 30 maalmood oo qudha.

QoraxMaal waxay bixisaa adeegyadan soo socda

Qiimaynta Xadiga Solarka Gurigu ama Dhismuhu u Baahan Yahay

$ 1,000 Birr

Adeegan waxaan ku bixinaa ka hor inta aan qalab laguu galin in la qiimeeyo xadiga quwada kilovolt ee aad u baahan tahay. Si loo ogaadana waxaa la tirin!

  • Tirada guluubyada iyo laydhasha kuugu jira
  • Tirada qalabka talaagada, TV, kaawiyada, oven iwm ee aad isticmaasho
  • Goobta ku haboon ee qalabka la dhigayo iyo xadhkaha loo baahan yahay.

Rakibaada Qalabka Solarka

$5,000 Birr

Qiimahan waa qiimaha shaqada rakibaada waxaana ka baxsan kharashka ku baxaya alaabaha uu qofku soo iibsanayo. Alaabahan oo noqon kara:-

  • Xadhkaha iyo baloomada
  • Switchyada iyo breakerada
  • Fadhiyada iyo miisaska baytariyada la saaro
  • Dadabta alaabta la dhigo

Dayactirka ama Hagaajinta Qalab Xumaaday

$1,000 Birr

Hagaajinta waxaa ka baxsan qalabka xumaada badalkiisa. Waana inuu qofku soo iibsado wixii ka gubta oo ay ka midka yihiin:-

  • Transformerska
  • LED
  • Invertors

Damaanada QoraxMaal/Our Guarantee

Waxaan damaan ka nahay inaan badalno ama aan kuu celino lacagtaadii hadii qalabku ku xumaado muddo bil ah ama 30 maalmood oo qudha.